Thursday, October 17, 2019

Sacuudiga: 35 qof oo u socday Cumrah oo shil ku dhintay

35 qof oo ajaanib ah ayaa geeriyooday, afar kalena way dhaawacmeen kadib markii baskii ay saarnaayeen uu ku dhacay baabuur kale, meel u dhow magaalada barakaysan ee Medina, sida ay Khamiista sheegtay warbaahinta dowladda Sacuudiga.

from VOA https://ift.tt/2IXRiiZ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment