Wednesday, October 16, 2019

Dakhliga shirkadda Huawei oo kordhay ku dhowaad 25%

Shirkadda Huawei ee Shiinaha ayaa maanta sheegtay in dakhligeeda sagaalkii bil ee hore ee sanadka uu kordhay rubac, in kasta oo ay wajaheysay cadaadis Mareykanka uu shirkaddan ka goynayo dunida inteeda kale.

from VOA https://ift.tt/32oy79S
via IFTTT

No comments:

Post a Comment