Wednesday, October 16, 2019

Erdogan oo ku gacan seeray baaqyada caalamka

Turkey ayaa ku gacan seertay cadaadiska caalamiga ah ee looga dalbanayo inay joojiso hawl-galka militari ee ka dhanka ah Kurdiyiinta ee ciidamadeeda ay ka wadaan Waqooyiga Syria.

from VOA https://ift.tt/2oPIfKj
via IFTTT

No comments:

Post a Comment