Monday, October 21, 2019

Doorashooyinka Canada oo maanta dhacaya

Doorashooyinka guud ayaa ka dhacaya dalka Canada maanta, iyadoo ra'yiga laga qaaday dadweynaha ay muujinayaan in ra'iisul wasaare Justin Trudeau uu wajahayo loolan adag.

from VOA https://ift.tt/2P5UVr9
via IFTTT

No comments:

Post a Comment