Thursday, October 10, 2019

Pompeo oo dhalleeceeyey hab-dhaqanka China ee Muslimiinta

Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa sheegay in sida ay China ula dhaqanto muslimiinta, oo ay ku jiraan dadka Uighurs ee Galbeedka China, ay tahay "Xadgudub weyn oo ka dhan ah xuquuqda aadanaha."

from VOA https://ift.tt/2VvmHP9
via IFTTT

No comments:

Post a Comment