Thursday, October 10, 2019

Biden oo ku baaqay xil ka-xayuubinta Trump

Musharaxa madaxweynaha Mareykanka ee xisbiga dimoqraadiga, Joe Biden ayaa arbacadii ku baaqay in xilka laga xayuubiyo madaxweyne Donald Trump, oo uu sheegay inuu "qiyaanay" Mareykanka.

from VOA https://ift.tt/35oif9m
via IFTTT

No comments:

Post a Comment