Danjire Cabdirisaaq Siyaad Cabdi (Sancaani) oo ah Ergeyga Joogtada ah ee dawladda Somalia u fadhiya ururka Iskaashiga Islaamka oo qeyb ahaa shirkii Golaha Guud ee QM ee dhawaan ka dhacay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ka hadlay wax-qabadka ururka
from VOA https://ift.tt/32cWw2h
via IFTTT
No comments:
Post a Comment