Tuesday, October 15, 2019

Qatar oo difaacday hawlgalka Turkey ee Syria

Qatar ayaa difaacday hawlgalka Turkiga ee ka dhanka ah dagaal-yahannada Kurdish-ka ee Waqooyiga Syria, ayada oo sheegtay in Ankara ay u dhaqaaqday inay ka hortagto "halis kusoo wajahneyd".

from VOA https://ift.tt/33BXvt3
via IFTTT

No comments:

Post a Comment