Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku cadaadinaya dowladda Turkiga inay joojiso hawlgalka ay ka waddo Waqooyiga Syria, isaga oo ku baaqaya xabad-joojin islamarkaana cunaqabteenno saaray saraakiil Turkish ah.
from VOA https://ift.tt/2porNAs
via IFTTT
No comments:
Post a Comment