Sunday, September 22, 2019

Al-Shabaab oo Weeraray Ciidanka Somalia

In ka badan 20 ka tirsan ciidamada dawladda ayaa ku dhintay weerar ka dhacay Gobolka Shabeellada Hoose xalay, kadib markii maleeshiyada Al-Shabaab ay weerar kusoo qaadeen saldhigga Ceel-Saliin

from VOA https://ift.tt/2Of7XCc
via IFTTT

No comments:

Post a Comment