Sunday, September 22, 2019

Shariif Sheekh oo loo Diiday inuu Kismaayo u Duulo

Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi la socday oo ka yimid dalka Trukiga ayaa saakay ka degay garoonta Muqdisho si ey diyaarad kale ugu sii raacaan Kismayo, si ay uga qeyb galaan caleemo-saarka madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe

from VOA https://ift.tt/34VI7Jv
via IFTTT

No comments:

Post a Comment