Tuesday, September 17, 2019

Boqor Salman: Sacuudiga waa awoodaa inuu is-difaaco

Boqorka Sacuudiga, Salman Bin Abdulaziz ayaa maanta sheegay in dalkiisa uu awoodo inuu iska difaaco wax uu ugu yeeray "weeraradii fuleynimada ahaa" ee hakiyey kala-bar wax soo saarkii saliida dalkiisa, hase yeeshee waxa uu beesha caalamka ugu baaqay inay "si cad u wajahaan" kuwii ka dambeeyey.

from VOA https://ift.tt/307xPGs
via IFTTT

No comments:

Post a Comment