Naadiga wax akhriska iyo qoraalka ee Halkaraan waxa uu ku yaalaa magaalada Burco ee Gobolka Togdhee. Waa ururka keliye ee qoraalka kuna yaalla magaaladaasi, sida uu VOA u sheegay gudoomiyaha Naadiga Halkaraan Sakariye Maxamed Fooxaali. Sakariye ayaa Cabdixafiid Ismaaciil uga waramay waxa uu ururku qabto iyo dhibaatooyin ay urur ahaan ka cabanayaan oo dhaqaaluhu kow ka yahay.
from VOA https://ift.tt/31uwbwf
via IFTTT
No comments:
Post a Comment