Thursday, September 19, 2019

Mareykanka iyo dalalka Khaliijka oo u tashanaya Iran

Mareykanka ayaa Sacuudi Carabiya iyo dalalka Khaliijka kala hadlay jawaabtii laga bixin lahaa weerarkii lagu qaaday xarumaha saliida Sacuudiga, kaasi oo ay ku eedeeyeen Iran.

from VOA https://ift.tt/2Au4rvF
via IFTTT

No comments:

Post a Comment