Danjire Cali Shariif ayaa noqonaya danjirihii saddexaad ee Soomaaliya ee ka hawlgala magaalada Washington, DC laga soo bilaabo 2014-kii, isaga oo ka hor inta aan xilkan loo soo magacaabin soo noqday danjiraha Soomaaliya ee Ethiopia iyo Faransiiska
from VOA https://ift.tt/2LDrwlT
via IFTTT
No comments:
Post a Comment