Sunday, November 17, 2019

Al-Shabaab oo lagu arkay degaan cusub oo ka tirsan Sanaag

Dadka degaanka iyo ilo dhinaca amniga ah ayaa idaacaadda VOA u sheegay in maleeshiyaadka Al-Shabaab lagu arkay degaan lagu magacaabo Gacan Maroodi oo hoos taga degaanka kale ee Yubbe.

from VOA https://ift.tt/2r3pVhG
via IFTTT

No comments:

Post a Comment