Amnesty: 106 qof oo dibad-baxayaal ah ayaa lagu dilay Iran
Haya'dda xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa sheegtay in ciidamada ammaanka Iran ay dileen ugu yaraan 106 qof, oo qeyb ka ahaa dibad-baxyo ka socday dalkaas tan iyo jimcihii tagay.
No comments:
Post a Comment