Sunday, November 17, 2019

Barnaamijka Martida Mikrofoonka

Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlaya siyaasadda Somalia ee xiligan la joogo

from VOA https://ift.tt/2NWJnpk
via IFTTT

No comments:

Post a Comment