Sunday, November 10, 2019

Barnaamijka Martida Mikrofooonka

Barnaamijka Martida Mikrofooonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Sheekh Muxyadiin Xasan Ayaanle oo ka mid ah dariiqada Suufiyada oo ka hadlaya xuska dhalashada Nabi Maxamed NNK oo bishan oo muddo bil ah ka socon doona dalka Sweden oo uu hadda Sheekhu ku nool yahay

from VOA https://ift.tt/36JaUlg
via IFTTT

No comments:

Post a Comment