Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Maxamuud Nuu Axmed (Tarsan) oo ah danjiraha Somalia ee fadhigiisu yahay dalka Kenya, waxaana uu ka jawaabayaa su'aalaha dhageystayaasha ee la xiriira booqashadii Md Farmaajo ee Kenya
from VOA https://ift.tt/2KuTb7M
via IFTTT
No comments:
Post a Comment