Monday, November 11, 2019

China oo Pompeo ku eedeysay inuu wado 'dagaal qabow'

China ayaa maanta ku eedeysay Mike Pompeo "fikirka dagaal qabow oo waqtigiisu dhacay", kadib markii xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka uu ka digay halista China ay ku hayso xoriyadaha Reer Galbeedka.

from VOA https://ift.tt/36Rq3RD
via IFTTT

No comments:

Post a Comment