Saturday, November 16, 2019

Dawladda Somalia oo Qabatay Alshabab Weerar Geystay

Bilihii u dambeeyay waxaa soo kordhayay rag ka tirsan al-shabab oo ku fashilmayay weeraro ay markii hore la baxsan jireen, iyada oo dhawaan dhalinyaro Al-shabab ka tirsan oo hubeysnaa oo askari dilay lagu qabtay degaanka Madiina ee magaalada Muqdisho.

from VOA https://ift.tt/33TgHCR
via IFTTT

No comments:

Post a Comment