Dalka Djibouti ayaa waxaa ka taagan dood la xiriirta go'aan lagu magacaabay guddi qiimeeya inay xilalka u qalmaan iyo in kale masuuliyiinta xilalka loo magacaabo, ka hor inta aan Golaha wasiirada la horgeyn.
from VOA https://ift.tt/37seHnF
via IFTTT
No comments:
Post a Comment