Friday, November 22, 2019

Doorka ay Muhaajiriinta Ku Leeyihiin Dambi-baarista Trump

Dhegaysiga marag-furka la xiriirka dambi-baarista lagu ogaanayo in madaxweynaha Maraykanka ee Donald Trump uu galay dambi sababi kara in Congressku xilka ka qaado ayaa si weyn u saameeyay wararka dalkan Maraykanka.

from VOA https://ift.tt/2OCt28d
via IFTTT

No comments:

Post a Comment