Madaxweyne Reccep Tayyip Erdogan ayaa maanta sheegay in go'aanka Midowga Yurub ay Tukrey cunaqabateyn ugu saareen sababo la xiriira saliidda ay ka qodeyso xeebta Qubrus uu arbushi karo wada-hadalladii u socday labada dhinac.
from VOA https://ift.tt/2Kay8XS
via IFTTT
No comments:
Post a Comment