Friday, November 15, 2019

Faaqidaadda: Sidee isku waafaqayaan sharciga doorashada iyo dastuurka?

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay sida ay isku waafaqi karaan dastuurka qabyada ah iyo hindise sharciyeedka doorashada Soomaaliya ee aan weli la ansixin, oo ay ku jiraan qodobo ka hor-imanaya. Haaruun Macruuf ayaa soo jeedinaya barnaamijka.  

from VOA https://ift.tt/33S5Hpr
via IFTTT

No comments:

Post a Comment