Barnaamijkii Faaqidaadda todobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay siyaasadda Somaliland, gaar ahaan muddo kororsiga iyo dib u dhacyada doorashooyinka ee soo celceliya muranka siyaasadeed ee xukumadda iyo mucaaradka. Waxaa Hargeysa nooga soo diray Khadar Maxamed Cakulle.
from VOA https://ift.tt/2XKkHDK
via IFTTT
No comments:
Post a Comment