Thursday, November 14, 2019

Farmaajo iyo Uhuru oo heshiis ku gaaray Nairobi

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, halkaasi oo qodobo ay ku heshiiyeen.

from VOA https://ift.tt/2rMvykJ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment