Warbixinta guddiga ayaa sheegtay in hanaankii doorashada Koonfur Galbeed ay sidoo kale hareeyeen eedeymo ku saabsan laaluush, ayada oo xildhibaanada maamulka uu midkiiba helay lacag u dhaxeysa 20,000 ilaa 30,000 oo dollar, si ay u doortaan musharax la door-bidayey.
from VOA https://ift.tt/2qIGtv4
via IFTTT
No comments:
Post a Comment