Heshiis dhex maray Somaliland iyo Jabhad ka jirtay Awdal
Waxgaradka iyo Aqoonyahanka gobolka Awdal ayaa ku guulaystay inay soo afjaraan koox dhawr maalmod ka hor kaga dhawaaqay magaalada Boorama inay yihiin Jabhad ka soo horjeeda xukuumada Somaliland.
No comments:
Post a Comment