Monday, November 11, 2019

ILEYSKA VOA: Dhibaatada lagu qabo dulaaliinta caafimaadka (Q2)

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadlkan ku saabsan yahay qeybtii labaad ee dhibaatada Soomaalida caafimaadka u taga dibadaha ay kala kulmaan dulaaliin musuq-maasuqa. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xassan.  

from VOA https://ift.tt/36Pyk8B
via IFTTT

No comments:

Post a Comment