Internet la'aan ka jirta Iran oo looga dan leeyahay in lagu caburiyo dibad-baxayaasha kasoo horjeeda dowladda ayaa galay maalintii lixaad, ayada oo mas'uuliyiinta ay si tartiib tartiib ah usoo celinayaan.
from VOA https://ift.tt/2XzdiXM
via IFTTT
No comments:
Post a Comment