Sarkaal ka tirsanaa maaliyadda maamulka Koonfur Galbeed ee magaalada Afgooye iyo xubin kale oo ka mid ahaa waxgaradka degmadaasi ayaa dablay hubaysan ay xalay toogteen. from VOA https://ift.tt/2KxQ4M7 via IFTTT
No comments:
Post a Comment