Hanjabaado cusub iyo cabsi ayaa lasoo dersay wiil iyo gabar dhalinyaro ah oo ayagoo laysu diidanyahay isku guursadey magaalada magaalada Muqdisho sannadkii hore, lamaanahan oo guurkooda uu sababey dhimasho ka dhalatay faquuqa guurka. Maxamed Cabdiraxmaan Mukhtar iyo xaaskiisa ayaa muddo sanad iyo dhowr bil ah ku dhuumalaysaneyey magaalada Muqdisho, ayadoo qoyskiisana ay ka barakaceen Muqdisho oo ay aadeen xerayaha qaxootiga Kenya. Sahra Cabdi Axmed oo la xariirtey ayaa warbixinta ka diyaarisey qoyskaasi.
from VOA https://ift.tt/2Qb8p5n
via IFTTT
Tuesday, November 12, 2019
Lamaanihii dartood loo dilay Axmed Dowlo oo 'halis wajahaya'
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment