Golaha wasiirada ee Somaliland ayaa maanta ansixiyey miisaaniyad sanadeedka ay Somaliland ku shaqeyn doonto sanadka soo socda ee 2020-ka. Golaha wasiirada ayaa dhanka kale bogaadiyey heshiis laga gaaray colaad ka taagneyd deegaanka Ceel Afweyn.
from VOA https://ift.tt/2q9ZZAR
via IFTTT
No comments:
Post a Comment