Thursday, November 21, 2019

Nin ku lug lahaa dilka Cabdiweli Cali Cilmi oo xukun lagu riday

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday nin ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo ku lug yeeshay dilka 14 qof oo uu ka mid ahaa Cabdi Weli Cali Cilmi Yare.

from VOA https://ift.tt/2KJKuGH
via IFTTT

No comments:

Post a Comment