Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi (Maadey) ayaa loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee ururka ONLF oo sannado badan la dagaalamayey dawladda Itoobiya balse sannadkii hore heshiiska la galay xukuumadda Abiy Ahmed.
from VOA https://ift.tt/2KdUkk3
via IFTTT
No comments:
Post a Comment