Monday, November 18, 2019

Qowmiyada Sidama ee Itoobiya oo u codeynaya afti Is-maamul

Dadweynaha qowmiyadda Sidama ee dalka Itoobiya ayaa la filayaa inay maalinta arbacada ah u codeeyaan inay noqdaan gobol gooni u taagan – tallaabadaas oo dhallin karta xasilooni darro dheeri ah oo ka dhacda dalka, ka hor doorashooyinka qaran ee sanadka xiga.

from VOA https://ift.tt/2Xq4VxA
via IFTTT

No comments:

Post a Comment