Monday, November 18, 2019

Shan askari oo ku dhintay dagaal ka dhacay Diinsoor

Ugu yaraan shan askari ayaa ku dhimatay magaalada Diinsoor kadib khilaaf ka dhashay beddelaad lagu sameeyey maamulkii magaalada oo isku beddelay gacan-ka-hadal sida ay sheegayaan mas'uuliyiinta.

from VOA https://ift.tt/2OACh99
via IFTTT

No comments:

Post a Comment