Friday, November 1, 2019

Taliyihii Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland oo Geeriyooday

Waxa Jimcihii ku geeriyooday magalada Hargiesa taliyihii guud ee Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Gaas Cabbdilaahi Fadal Iimaan. Dhageyso warbixin arrintaasi ku saabsan oo uu magaalada Hargiesa ka soo diray wariyaheena Khadar Maxed Cakule.

from VOA https://ift.tt/2ppECeu
via IFTTT

No comments:

Post a Comment