Monday, November 18, 2019

Talyaaniga oo la noqday mashruuc ay soo dalban weysay Somalia

Dalka Talyaaniga ayaa dib ula noqdey dhaqaale 6 Milyan oo dollar ah oo loogu talagaley in lagu dhiso biyo xireen laga hirgaliyo magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan.

from VOA https://ift.tt/2qZzWMO
via IFTTT

No comments:

Post a Comment