Monday, November 11, 2019

Turkey oo billowday masaafurinta jihaadiyiin reer galbeed ah

Turkey ayaa masaafurisay Jihaadi Mareykan ah, toddoba kale oo Jarmal ahna waxaa la filayaa inay cayriso dhammaadka toddobaadka, sida uu sheegay afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha gudaha.

from VOA https://ift.tt/2NzwoJW
via IFTTT

No comments:

Post a Comment