Sunday, November 10, 2019

Xaggee ayey Maraysaa Cafintii Deynta Somalia

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmana Ducaale Bayle ayaa maanta ka hadlay wararkii ugu dambeeyey ee ku saabsan tallaabooyinka ay dawladda Soomaaliya ku hanan karto in laga khafiifiyo daymaha lagu leeyahay

from VOA https://ift.tt/2X0wnl9
via IFTTT

No comments:

Post a Comment