Tuesday, November 19, 2019

Xiisaddii ka taagneyd Diinsoor oo xal laga gaaray

Xaaladda magaalada Diinsoor ee Gobolka Bay ayaa deggan maanta kadib iska horimaadyo shalay ka dhacay halkaasi oo ay ku dhinteen shan askari.

from VOA https://ift.tt/341KsS7
via IFTTT

No comments:

Post a Comment