Munaasibad xilal lagula kala wareegayay oo xalay ka dhacday magaalada Boosaaso ayaa la isku weydaarsaday hadallo kul-kul oo ay jeediyeen isimmada, nabadoonnada iyo xubnaha xilka la kala wareegayay. from VOA https://ift.tt/2BYVcEF via IFTTT
No comments:
Post a Comment