Sunday, November 17, 2019

Xisbiga Wadani oo ku Kulmaya Hargeysa

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ugu baaqay taageerayaasha xisbiga ee gobolka Maroodijeex inay isugu yimaadaan xarunta xisbiga ee magalada Hargeysa.

from VOA https://ift.tt/2qcCY0a
via IFTTT

No comments:

Post a Comment