Thursday, July 9, 2020

Bandhigga VOA: Doorka qurba-joogta ee kobaca dhaqaalaha dalka

Barnaamijkii Bandhigga VOA-da waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka qurba-joogta ee kobaca dhaqaalaha dalalkooda, si gaar ahna qurba-joogta Soomaaliyeed, oo la rumeysan yahay inay kaalin weyn ku leeyihiin kobaca dhaqaalaha dalka. Jamaal Axmed Cisman ayaa soo jeedinaya.      

from VOA https://ift.tt/3feOz2Z
via IFTTT

No comments:

Post a Comment