Thursday, July 9, 2020

Minneapolis: 7 qof oo Soomaali ah oo hal kursi ku tartamaya

11 musharrax oo 7 ka mid ah ay Soomaali yihiin ayaa isku diyaarinya doorasho gaar ah oo ay ugu tartamayaan kursi golaha deeggaanka Minneapolis ka tirsan oo hore uu isaga casilay Cabdi Warsame oo imika hoggaamin doona hay'adda guryaha dadweynaha ee Minneapolis.

from VOA https://ift.tt/3iHdtua
via IFTTT

No comments:

Post a Comment