Monday, July 13, 2020

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qarax ka badbaaday

Kolonyo uu la socday taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa qarax lagula eegtay magaalada Muqdisho, hase yeeshee taliyaha ayaa ka badbaaday, sida ay saraakiil u sheegeen VOA.

from VOA https://ift.tt/2OmFmtr
via IFTTT

No comments:

Post a Comment