Waxaa goordhoweyd ka furmay magaalada Dhuusamareeb shir ay lee yihiin madaxweynayaasha dowlad-goboleedyada dalka. Madasha shirka ayaa waxaa fadhiya madaxweynayaasha Galmudug, Puntland, Hirshabelle, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland.
from VOA https://ift.tt/3gNHAOJ
via IFTTT
No comments:
Post a Comment